Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Maamulka G.Banaadir oo amrey soo rogey
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 21 2007
Maamulka G.Banaadir oo amrey soo rogey
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 21 November 2007

Muqdisho, (insidesomalia.org) Gudoomiye ku Xigeenka Mamulka Gobolka Banadir ee dhinaca arrimaha bulshada Max'ed Cisman (Dhagaxtuur ) ayaa maanta shir jaraid ku qabtay Xafiiskiisa magaalada Muqdiso wuxuuna sheegey in ay diyaar tahay waaxdii dad dhigista dowlada hoose.

Dhagaxtuur wuxuu sheegay in Maamulka uu xooga saaray sidii Dad weynaha Soomaaliyeed ay ku heli lahaayeen  warqada sugnaanta ,warqada asluubta,warqada dhalashada ,warqada guud ee qoyska, warqada jinsiyada iyo warqada Degmada.

Dhagaxtuur ayaa ku booriyey Dadka Soomaaliyeed in ay qaataan Dukumindiyadaasi si ay uhelaan aqoonsi kaas oo lagu kala garan karo qofka muwaadinka ah iyo kana an Dalka udhalan.

Isaga oo sheegay in dowlada dhexe gaar ahaan Wasaaradda Gaadiidka ay horey u shaacisay in Dadka iska leh Gaadiidka ay qaataan sharcigii Gawaarida sida Taargada, Buuga Baaboorka, iyo Leysanka lagu kaxeeyo Gawaarida.

Gudoomiye ku xigenku waxaa kale oo uu xusey in cidii amarkaas u hogaansami weyda ay mas. uul ka tahay wixii ay la kulanto, wuxuuna sidoo kale sheegay in halka loo yiqiino  Cabdalla shideeye ee howlaha Ducumentiyada ka shaqeyn jirtey la soo afjaray wixii hada ka danbeeya.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >